Falastiin oo diiday deeq ka timid Imaaraadka & sabab cajiib ah oo ka dambeysa (Sawirro)

Maamulka Falastiin ayaa diiddey inay la wareegto shixnad gargaar qalab caafimaad ah oo ay Imaaraadku ugu deeqeen si ay ula tacaalaan cudurka COVID-19, taasoo loo soo mariyey Israel. Talaabadan diidmada ah ayey Falastiiniyiintu u cuskadeen in Imaaraadku ay u mareen waddo khaldan oo ah dhanka Israel, iyadoo Imaaraadka iyo Israel uusan ka dhexeynin xiriir diblomaasi … Continue reading Falastiin oo diiday deeq ka timid Imaaraadka & sabab cajiib ah oo ka dambeysa (Sawirro)